Dadweyne careysan oo saaka dibed-bax ka dhigay degmada Ceelwaaq

Shacab ka careysan dilal ay geysteen ciidamada Kenya ayaa saaka ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dibed baxa ayaa ka dhashay fal Ciidanka Kenya ay ku weerareen qoys degganaa duleedka Ceelwaaq, halkaasoo ay ku dileen Wiil qoyska ka mid ahaa, iyagoo nolosha ku watay seddex kale … Continue reading Dadweyne careysan oo saaka dibed-bax ka dhigay degmada Ceelwaaq